Faah Faahino kasoo baxaya dil kooxo hubeesan u geesteen Nabadoon Caan ah

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo biskoolado ku hubeesan oon heebtooda la garan halkaasi ku dileen nabadoon caan ka ahaa magaaladaasi . Goobjoogayaal ayaa ku waramay in kooxo hubeesan ay toogteen Nabadoon Cismaan Axmed Askar, dilka nabadoonka ayaana ka dhacay xaafada New Boosaaso, waxaana goobta ka baxsaday … Continue reading Faah Faahino kasoo baxaya dil kooxo hubeesan u geesteen Nabadoon Caan ah